Muuse Biixi oo kulan xasaasi ah la qaatay guddi uu muran ka taagan yahay (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La qaatay Guddiga Komishanka Doorashooyinka maamulkaas ee muranku ka taagan yahay ka dib markii ay ka soo horjeesteen xisbiyada mucaaradka Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa kula kulmay xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka. Waxaanu madaxweynuhu xubnaha guddida uga warramay caqabada ku gedaaman qabsoomidda doorashooyinka wakiillada iyo deegaanka iyo xubnaha … Continue reading Muuse Biixi oo kulan xasaasi ah la qaatay guddi uu muran ka taagan yahay (Sawirro)